Wasaarada Caafimaadka oo shaacisay dadkii ugu badnaa ee ka bogsaday COVID-19

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 45 qof oo cusub,  taasoo tirada guud ee dadka bogsoday ka dhigeysa ku dhawaad 622. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay 39 xaalado … Continue reading Wasaarada Caafimaadka oo shaacisay dadkii ugu badnaa ee ka bogsaday COVID-19